Riyada maska jaalaha ah aan dilayo

Riyada maska jaalaha ah aan dilayo

Su’aasha:

Waxan ku riyooday anoo masaajidka joogo qeybtiisa weeso qaadka anoo wesaqadanaya waxaan arkay mas weyn oo midabkoosa jaalo iyo cadan wana mas dheer diibka ka qawana kdb 3 mar aa ileygeyga micida ah ku qawana oo waa dila kadib waxan ku tura mesha biyaha wesaqadka marayen ana waa weesesana markale si suntiisa afka uga dhaqo kdb waxan dhinaceyga midig ka firinaya maski waxa wenaya hadana dhinaca bidix aa ka firinaya waxan arkaya maski dheera oo yaraday oo dhintay.

Riyada maska jaalaha ah aan dilayo
Riyada maska jaalaha ah aan dilayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in qof uu jiro adiga kuu dhow oo kaa masayrayo oo xaasidna ah, astaantana waa maska, guud ahaan mas haddaad riyo ku aragto waa cadow iyo xaasid, waxaa kaloo dhici karta qof xanuunsan oo kuu dhow inuu jiro oo lagaaga digayo, dilka aad dilayso waa guul aad ka guulaysanayo, yaraanshaha uu yaraanayana waa halistiisa oo yaraanayso, astaanta meesha waysadana waxaa laga wadaa inaad kaga guulaysanayso weyso iyo salaad iyo quraan, marka ku dadaal adkaarta iyo quraanka si Ilaahay kaaga badbaadiyo dadka cadowga ah.

Fasirka riyada mas dhexgalaya qofka dharka uu wato

The dream indicates that there is someone close to you who is jealous of you and jealous of you, and the symbol is the mask, in general a snake if you see in a dream it is an enemy and jealousy, it can also happen that someone who is near you is sick and you are warned, the killing you kill is a victory that you win, and the diminishing of the snake is the danger of diminishing, And the sign of the place is that you will not succeed in prayer and in the Koran, when striving for perseverane and the Koran so that Allah will save you from the enemy.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More