Riyada gurigoo alaab laga xadayo

Su’aasha:

Asc Allah mahadleh
waad mahadsan tihiin Allah macak

waxaan ku riyooday anoo guri aad u qurux badan oo wax walba yaalaan oo aan ku arooso lahaa qolka midoo alaab badani taalay laxaday kuraas iyo alaab kale oo dadna igu soo urureen Ana waxaan lahaa iska daa habelbaa Bari aan u sheegi waxay ila ahayd inuu hebel kaasi dadka xaday keeni doono
dadkii ayaan ka dareeriyay gurigii oo aan ku idhi nadhaafa oon Kala eryay
Allah mahadleh.

Riyada gurigoo alaab laga xadayo
Riyada gurigoo alaab laga xadayo

Jawaabta:

Riyada waa digniin waxaa lagaaga digayaa dad laga yaabo inay wax kugu sameeyaan ama ay wax kaa halleeyaan, iska jirka dadka aad la nooshahay.

Dadka qaar Ilaahay wuxuu ugu gargaaraa riyo wuxuu tusiyaa wixii kusoo wajahan ama dadka khiyaanaya.

Riyada qaabka ay tahay oo guriga alaab laga xadayo waa dad wax kaa hallayn rabo ama dhib kugu sameyn rabo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More