Waxaan ku riyoodey aniga oo dhimanaya oo weliba ashahaadanaya

Su’aasha:

Asc, Waan idin salaamey bahda Daruur web, aad baad u mahadsan tahay wll, in kastoo ay tahay markii iigu horeysey ee aan webka su’aal usoo bandhiganayo hadana in badan waan la socon jiray, Hadaan su’aashayda gudaha usii galo: “Walaal waxaan ku riyoodey aniga oo dhimanaya oo weliba ashahaadanaya” Marka walaal bal riyadaas ii macnee, Thanks kun jeer iyo ka badan.

Waxaan ku riyoodey aniga oo dhimanaya oo weliba ashahaadanaya
Waxaan ku riyoodey aniga oo dhimanaya oo weliba ashahaadanaya

Jawaabta:

Walaal kusoo dhow webka fadlan sii share gareey si dad kale ay uga faa’idaystaan, riyada waxay tilmaamaysaa in lagaa rabo inaad ku dadaasho diinta iyo inaad iska ilaaliso xumaanta.

Geerida hadda waxaa lagu fasiraa digniin waxayna u badan tahay inaad cimiri dheer heli doonto inshaa Allaah, qaabka riyadan laga fahmayo waa sidaas, laakin waa digniin iska ilaali dambiyada kuna dadaal diinta islaamka wixii ay ku fartay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More