Gabadha fircooniga maxa lagu garan kara inay galmada ku cusub tahay

Gabadha fircooniga maxa lagu garan kara inay galmada ku cusub tahay

Su’aasha:

A S C wll su’aashayidu waxa weeyan nin u galmooday gabadh fircooniya hadu gabadha waxyaalahan u ka ar’ko
1, gabadhu haday ka baqi wayido ninka u galmoonaya ama ka xishoon wayido?
2, ninku hadu geedkiisa si yaro fudud gabadha u galiyo?
3, ninku marku gabadha u galmoodo hadu siilkeeda u dhiig ka imaan waayo
Fadlan~ gabadhaas ma la dhihi kara wa galmadi ugu horayisay e ninka la galmootay? Mahad saind.

Gabadha fircooniga maxa lagu garan kara inay galmada ku cusub tahay
Gabadha fircooniga maxa lagu garan kara inay galmada ku cusub tahay

Jawaabta:

Su’aashan mid la mid ah in badan ayaan kasoo jawaabnay waxaadna ka heli kartaa webka.

linkiyadan:

 

Dhawr su’aalood oo kusaabsan gudniinka fircooniga

 

Xadiis Yaa ku soo arooray gudniinka suniga oo ah:

(أن امرأةً كانت تَخْتِنُ بالمدينةِ فقال لها النبيُّ صلى الله عليه وسلم: لا تُنْهِكي فإن ذلك أحظَى للمرأةِ وأحبُّ إلى البعلِ).

(Haweeney ayaa Madiina ku gudi jirtay (gabdhaha) wuxuu ku yiri rasuulka (SCW): Ha ku xeeldheeraanin (gooynta) taas ayaa naagta u roon ninkeedana ugu jecel yahay)

الختان مطهرة للرجل ومكرمة للنساء، وفيه تخفيف لحدة الشهوة عند النساء.
وهذا الحديث يتحدث عن إرشاد النبي صلى الله عليه وسلم عند ختان الإناث، حيث تحكي أم عطية الأنصارية رضي الله عنها: “أن امرأة كانت تختن بالمدينة”، أي: تختن النساء، وختان الإناث: هو قطع جلدة فوق محل الإيلاج تشبه عرف الديك، فقال لها النبي صلى الله عليه وسلم مرشدا ومعلما: “لا تنهكي”، أي: لا تجوري ولا تبالغي في القطع ولكن اقطعي جزءا وأبقي أكثره؛ “فإن ذلك أحظى للمرأة”، أي: أنفع للمرأة وألذ، “وأحب إلى البعل”، أي: عند الجماع، والمراد بالبعل: الزوج.
وفي الحديث: مشروعية ختان المرأة والرد على من ينكره في هذا العصر.
وفيه: والنهي عن المبالغة في قطع الإناث عند الختان.

المصدر

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More