Waxaan ku riyooday mobile anoo helay

Su’aasha:

Asc walal thanks waxn ku riyoday mobile keyga oon helay markas ayn leyahy meshan wax laguma xado islan aya idheheysa Aniga kuu ilaley meshan wax laguma xado hadane wxan imi gabdho  badan oo mel fadhiga wxey isinayan cunto aad u macan badan oo qudar u badan mana aqano gabdhahas lkn wey astur nayen.

Waxaan ku riyooday mobile anoo helay
Waxaan ku riyooday mobile anoo helay

Jawaabta:

Khayr ayaad helaysaa arrin aad niyadda ku haysay ayaa kuu hirgalaysa muraadkaaga ayaad gaari doontaa riyada wax la helayo iyo cunta lagu siinayo waa riyo fiican oo tilmaamaysa arrimahaaga inay kuu toosi doonaan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More