Riyada ari iga lumay iyo nin khamiis madow wata

Su’aasha:

Asc bahda daruuro wll waxaan ku riyooday anoo ari iga lumay day dayay ayaan waxàn arkay ar meel abaar iijirta kamuuqda oo wiilal ilaa 12 ilaa 11 aan kuyaasay oo khamiisyo cad cad iyo koofiyada sunada qaba la joogaan anoo gooda ukac isleh ayaa meel noo dhaxay waxaan ku arkay nin khamiis madow xidhan oo ruux walan u eg oo ciyalka ku sii ordaya adhigii baa diday iyaalkiina way qayliyeen wayna carareen ani imuusa arkayn waxaana is dhahay ani waxaan u cararay xaga gabal dhaca meeshu meel doog iyo dhir badan aby ahayd oo cidla ah markaa waxaan arkay nif lo oo yar oo bis ah ama markaa dhashay waxana laha in amaan ilaa wa hore xagan unbaan ku arkaa waana dhafay meel howd ah oo doog badan unbana u sii socday.

Riyada ari iga lumay iyo nin khamiis madow wata
Riyada ari iga lumay iyo nin khamiis madow wata

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil iyo murugo inay ku qabsan doonaan oo aad la jahwareerayso waliba waxaa laga yaabaa inay ilmo yaryar la xiriiraan mashaakiladaas, Ilaahay khayr haka dhigo riyada.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More