Waxan ku riyooday anoo labada gacmood ay iga soo baxeeen Finan

Su’aasha:

Asc wllo xalay waxan ku riyooday anoo labada gacmood ay iga soo baxeeen Finan afka biyo ku leh waayna badnayeen waana labada gacan oo dhan marka maxaa lagu fasiiri kara riyadaas.

Waxan ku riiyooday anoo labada gacmood ay iga soo baxeeen Finan
Waxan ku riiyooday anoo labada gacmood ay iga soo baxeeen Finan

Jawaabta:

Riyada finka gacmaha ama jirka kasoo baxaayo dad badan waxay u malaynayaan inay tahay riyo xun, laakin riyada waxay tilmaamaysaa qofka isbadal fiican inuu noloshiisa  ay u dhowdahay, lacag ayuu heli doonaa iyo khayr badan waxaa kaloo ay tilmaamayaan inuu yahay qof akhlaaq leh oo sabar badan, waa riyo fiican ee ma aha riyo laga cabsado.

 

يعتقد الكثير من الناس أن حلم ظهور بثور وبقع جلدية من اليدين أو الجسد هو حلم سيئ ، لكن الحلم يشير إلى أن التغيير الجيد يقترب من حياة الشخص.

Riyada Indhaha Oo Nabaro Iiga Soo Baxay

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More