Waxaan ku riyooday geerida siyaasi caan oo soomali ah

Riyada:

Asc waxaan ku riyooday geerida siyaasi caan oo soomali ah waxaan so kacay anigo aad unaxsan si aan qof dintay ooga nixiin maxay noqon karta.

Waxaan ku riyooday geerida siyaasi caan oo soomali ah
Waxaan ku riyooday geerida siyaasi caan oo soomali ah

Fasirka:

Riyadan fasirkeeda wuxuu u badan yahay inuu noqon doono isbadal muuqa, culimada riyada fasiro waxay qabaan qofkii ku riyoodo geerida qof caan ah oo dadka oo dhan ay garanayaan riyadaas waxay tilmaamaysaa qofkii ku riyooday inay ka dhamaan doonaan waxyaalihii dhibka ku hayay, tusaale ahaan haddii deyn lagu lahaa deynta ayuu gudi doonaa, sidoo kale nolol cusub ayuu galayaa oo ka duwan tii uu ku jiray.

Waxaa kaloo ay noqon kartaa ninkaas siyaasiga ah inuu waayi doono caannimada ama inuu meesha ka tagi doono oo uu ka bixi doono siyaasada,  iyo hadduu jago hayo jagada in laga qaadi doono.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More