Riyada yaxaas qabsanaya ilmo yar

Su’aasha:

Asc , nin wuxuu arkay asaga , xaaskiisa iyo canugiisa yar oo wiil ah ku jiraan wabi, yaxaas ku soo baxday waxay qabsatay wiilkii , ninka wuu qayliyay ka qabo wiilka qabsatee waa laga dhiciyay wiilka , maxay noqoneey ?

Riyada yaxaas qabsanaya ilmo yar
Riyada yaxaas qabsanaya ilmo yar

Jawaabta:

Qof khiyaano badan oo xaasid ah ayaa dhib idin geysan raba waxaa kugu habboon dadka aad laa saaxiibayso inaad iska fiirisid oo aad ogaatid waxa ay yihiin si aad isaga ilaaliso wixii dhib kuu keenaya, yaxaas marka riyo lagu arko waa astaan xun qof faasiq ah oo faajir ah oo khiyaano badan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More