Riyada masaajidka qofka oo dadka kala hadlaya

Su’aasha:

asc waad mahadsantihiin marwalba
Allah macak
waxaan ku riyooday aniga oo wado socda oo gaadhigayga wata goor habeen ah ayaa waxaa la eedaamay salaadii cisha
kabacdi masjidka ayaan galay
waan la aqiimay waan tukaday
telephone ayaa soo dhacay qofkamida Jamaca oo dhilinyaro ah waan dhibsaday waanan ka xumaa
markii salaada laga baxay ayaan microphonkii qabsaday oon idhi jamacii miyaydaan Ogayn in masaajidada ilaahay musicgu uu madnuucka yahay
miyay daan ogayn in salaadu xurmo leedahay
halasoo galina telphonka masjidka guryiihina kaga yimaada sidaa ayaa idiin khayr badan inbadan ayaan jamacii lahadlayay si fiican ii dhagaysanayeen qofna aanu kicin
Allah mahadle.

Riyada masaajidka qofka oo dadka kala hadlaya
Riyada masaajidka qofka oo dadka kala hadlaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa jacaylka aad jeceshay diinta iyo faridda aad farayso macruufka munkarkana aad reebayso, taas oo riyada ka muuqata marka aad la hadashay qofka qaladka sameeyay.

Riyada waxay tilmaamaysaa qiimaha aad u xambaarsan tahay diinta Ilaahay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More