Waxaanku riyooday anoo xaamila ah oo gurigayga howl ka qabsanaya

Waxaan ku riyooday anoo xaamila ah oo gurigayga howl ka qabsanaya

Su’aasha:

Asc bahda daruuro ilahay ha idin xiftiyo aakhiro aduunba
Wll waxaan ahay hooyo xaamila ah uurkii ugu horayay Waxaan ku riyooday anoo xaamila ah oo gurigayga howlka qabsanaya oo wiil ilaa 3 sano ama 4 sano ah uu howsha ila qabanayo oon uguyeerayo c/raxmaan oon hooyo leeyahay maxay noqon kartaa

Waxaan  ku riyooday anoo xaamila ah oo gurigayga howl ka qabsanaya
Waxaan ku riyooday anoo xaamila ah oo gurigayga howl ka qabsanaya Waxaan ku riyooday

Jawaabta:

Riyada waa khayr inshaa Allaah ubad baari ah oo naxariis badan oo Alle ka baqaya oo kuu adeegaya wax walbana kuu qabanaya ayaa lagu siin doonaa waa bishaaro riyada inshaa Allaah, magaca cabdiraxmaan ayaa laga fahmayaa naxariista iyo baarrinimada maxaayeelay macnaha waa addoonkii Allaha naxariista guud lahaa.

 

The dream is good, in the hope of Allah, the Most Merciful, the Most Merciful, the Most Merciful, the Most Compassionate, the Most Compassionate

 

Gabar ku riyootay dumar wada umul ah oo ilmo haysta

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More