Fasirka riyada masas afka lagasoo bixinayo

Su’aasha:

Asc waxaan ku riyooday aniga oo afkayga ka soo jiifay marba mid shan masas oo kii ugu dambeeyay aad ayuu u waynaa inuu igu kala hadho ayuu rabay lakiin waxaan ku guulaystay inaan soo jiido waana soo dhacay dhamaantoodna markay soo dhacaan way dhinteen oo meel kaliya ayaan is wada dul saaray waxanay ahayeen masas waweey in kasta oo xabada ugu dambaysay ugu wayneed aad.

Fasirka riyada masas afka lagasoo bixinayo
Fasirka riyada masas afka lagasoo bixinayo

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa in Ilaahay kaa badbaadinayo arrin weyn, waxaa laga yaabaa arrintaas inay tahay jirro, guud ahaan maska waxaa lagu fasiraa cadow ama wax xun oo dhib weyn leh, marka hadduu afka kasoo baxayo waxaa la fasiraa qofka afkiisa uu kasoo baxay inuu ka badbaadi doono jirro ama wax kale dhib leh.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More