Riyada sodohdayda oo i dacweynaysa

Su’aasha:

Asc wllo waxan ku riiyooday Xaaskayga Hooyadeeda oo ii dacweynaysa waxayna sheegaysa in aan gabar yar gacan u qaaday iyo inan ayada xariirkeeda Jaray balse qofka ay igu dacweynaysay ma aqaano telefan ku hadlaysay waxayna sheegaysay inan isbadalay oo xafadeeda aan tagin iyo inan gabar yar oo ay dhashay aan gacan u qaaday.

Riyada sodohdayda oo i dacweynaysa
Riyada sodohdayda oo i dacweynaysa

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa sida ay kugu dadaalayso iyo ihtimaam ay ku siinayso xaaskaaga hooyadeeda sodohdaada, riyada sodohda waa riyo khayr ah oo fiican, waxay tilmaamyasaa  siday ugu dadaalayso gurigiina ee ma aha riyo xun, dacwada ay ku dacweynayso waa cabsida ay ka qabto reerkiina inuu dhib soo gaaro.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More