Riyada dahabka iyo ninkayga iyo hablo guriga isla jooga

Su’aasha:

Asc walal waxan ku riyooday ani iyo ilmaha oo bananka adeeno iyo aboohod guriga waxan uga tagaya hablo waxana ii yalo dahab xoga ah marka soo labto waxan is leyahay dahabkii xisaabi oo firi inuu intiisa yahay dahabki marka.soo qaday .kdb mar kasto oo aan is dhaho tiri tirada wee iga qaldoome waxan kala garan wena in dahabka ii dhanyahay iyo inkale ila madaxa ila xanuno.oo hurdada ka toso.

Riyada dahabka iyo ninkayga iyo hablo guriga isla jooga
Riyada dahabka iyo ninkayga iyo hablo guriga isla jooga

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in aad ku mashquuli doonto nolosha adduunka oo ay maskaxda kaa gali doonto fikirkaaga ay qaadan doonto, sidoo kale riyada waxaa laga fahmaa inaad heli doontaan barwaaqo iyo nolol fiican, dahabka wuxuu astaan u yahay hanti iyo xoolo badan, guud ahaan waa nolol heer sare ah marka iska jir inay kaa mashquuliso wanaaga iyo khayrka iyo cibaadada sidoo kale iska jir inay gurigaaga dumo.

 

Riyada islaamo suufi ah oo durbaan tumanaya

Riyada luulka cagaaran anoo dhagax kasoo fujinaya

 

يشير الحلم إلى أنك ستكون مشغولاً بحياة العالم وستدخل إلى ذهنك وستستغرق أفكارك ، كما يُفهم الحلم أنك ستتمتع بالرخاء والحياة الكريمة.
الذهب هو رمز الثروة والثروة ،
بشكل عام ، هو مستوى معيشى مرتفع ، فاحذر من أنه يصرفك عن الخير والتقوى ، واحذر أيضًا من أنه يهدم منزلك.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More