Riyada haweeney naago ay kabaha ka qaadanayaan

Riyada:

Asc bahda daruuro wll gabar walashey ah waxay ku riyootay iyadoo guri uu ninkeedu kitaabta ku aqriyo aaday oo markay guriga har istaagtay 7 habrood kasoo baxeen guriga barandaiisa fariisteen ninkeediina kasoo baxay guriga isagoo 7 shandarawo wata barandaduusaaray  shandarawoyin markaa waxaa imaday
2 naag oo   dhalinyaro ah waxayna ka qaateen kabaheedii isii markay tiri way u diideen way kusoo boodeen midna gacanta midig kuqabatay midna bidixday kuqatay wayna lagaday labadoodiiba habrihiina way iska fiirsnayaan lama hadlayaan ninkiina guriguuba galay wuu seexday oo wuu quurinayaa

Riyada haweeney naago ay kabaha ka qaadanayaan
Riyada haweeney naago ay kabaha ka qaadanayaan

Fasirka:

Riyada waxaa laga fahmayaa ninkaas dumar badan inay damac ka leeyihiin oo ay guur ka rabaan, waliba qaar waxay rabaan inay kala wareegaan oo iyada ay ka fogeeyaan sida laga fahmayo qaadashada kobaha, teeda kale isagana kuma buraarugsana arrintaas wuu iska hurdayaa oo waxba kama oga naagahaas waxa ay damacsan yihiin, guud ahaan gabadhaas gurigeeda ha ilaalsato yaan laga duminin, riyada waa digniin.

 

Riyada gabar an xiriir wadaag ahayn oo la guursanayo

 

يفهم من الحلم أن العديد من النساء لديهن حاجة ورغبة في الزواج.
يريد بعضهم الالتفاف حولها ، وإبعادها عنها ، كما هو مفهوم من خلال أخذ الحذاء.
من الناحية الأخرى  ، أنه غير منتبهر ، ونائم  عن هذا ، ولا يعرف ما تنوي هؤلاء النساء.
بشكل عام ، دع تلك الفتاة تحمي منزلها ولا يتم هدمه ، فالحلم هو تحذير.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More