Riyada dabaco oo isoo daba galayso

Su’aasha:

ASC. WAAN IDIN SALAAMAY WALAL
CODSI AYAAN WATAA AH INAAD II FASIRTAAN RIYADATAN. WAXAAN KU RIYOODAY ANOO DACAWO (DAWACO )MIDABKEEDUNA YARA CADAAN YAHAY ISKA KARI LA WAY IGU SOO ORODAA ANA WAAN ISKA CELIYAA WAXAAN JOOGAY MEEL BEER AH OO LEH GACAN QABSI FIICAN KOLA QOOL BAAN KU DHUFTAA KOLA DHAGAX MARKAAN ISKA KARI WAYAY EE AY NAFTA II KEENTAY AYAAN ERYAY WAXAY IGA GASHAY MEEL GEEDO BADAN WAXAAN SOO QAATAY DHAGAX WAYN MEESHII AYAANA KORKA UGA KEENAY MEESHII OO DHAN BAAN BURBURIYAY WAANA TOOSAY ANOOO FARAXSAN OO LEH KOL UUN MA DISHAY.

Riyada dabaco oo isoo daba galayso
Riyada dabaco oo isoo daba galayso

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in lagaaga digayo dhagar iyo khiyaano oo uu kugu samayn doono qof aad kugu dhow marka waxaa lagaa rabaa inaad ka feejignaato dhagartaas, laakin riyada waxay wadataa bishaaro in aad ka guulaysan doonto marka ugu dambaysa qofkaas khiyaanada kugu samayn rabo.

Dawacada riyada marka lagu arko waxay astaan u tahay been iyo khiyaano iyo dhagar.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More