Daal iyo caajis ayaa igu dhacay markaan joojiyay siigada

Su’aasha:

Asc wll wan idin salamay Wana idin kaga mahad celinaya sida wanagsan àad hoowshan uwadan idinko ka egaya Dan kasta din ahay cafimad ahan waxaan idin weydin laha afadan xun ayan muda waday hada wanjoojiyan alxamdullilah malmahan waxaan isku arka cajiin ilgoo daal fara badan marka ruuxa wax umudo laqabsaday Hadi ujarayo waxyalahan miyay laso darsan tuusale aniga siigo ayan waday qangarkeygi ila hada marka àan joojiyay wax yalahan ayan isku arkay mida kale anigo joojiyay bahashan waxaan wali joojin laahay qorAlada wasmada iyo dawashada porn ka ama filimada wasmada ah side ukufican ee laiskaga jara mahadsanidiin.

Daal iyo caajis ayaa igu dhacay markaan joojiyay siigada
Daal iyo caajis ayaa igu dhacay markaan joojiyay siigada

Jawaabta:

Qofka marka uu barto wax naftiisa way ku adkaanaysaa inuu ka tago mana ka tagi karo, qofkii go’aan adag Ilaahay siiyay mooyee, sidoo kale haddaadan ka harin daawashada filimada galmada iyo dumarka qaaqaawan lagama yaabo inaad ka harto siigada, waayo ninka marka uu waxaas fiirsado oo uu kacsado wuxuu raadiyaa wixii inuu iska bixiyo, marka waxaad ku dhici kartaa sino ama siigo, marka xal waxaa kuu ah inaad go’aan adag la timaado oo aad wax kale isku mashquuliso, in badan ayaan ka hadalnay arrimhaas, webka ayaad ka dhex raadij kartaa waxyaabo badan arrinkaas la xiriira iyo sida looga hortago iyo sida loogasoo kabsado.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More