Waxaan ku riyooday anoo dugsi quraan u waday 2 caruur ah oo aan dhalay

Su’aasha:

Asc walaalaha waad ku mahadsantihin shaqada aad u hayaan bulshada jazakslah kheyr waxaan ku riyoodey dugsi ii dhaw anoo 2 caruur aan dhalay geyay aad bay u yaryar yihin si aan u weheliyo baan la fariistay waa haben nin aan macalinki ahayn baa meel qol ah ka soo baxaya oo suli bananka ah buu adaya waan baqay waxaan ka shakiyay qolka in rag la gu diyaariyay si ay ii kufsadan waxaan isku dayaya in la cararo caruurtayda kabihii aniga iyo caruurta waa nalaka qariyay macalinkii wuxuu leyahay ha baqin dhib majirte ana dhag u dhigi mayo anago cago cad baan soo baxnay si nabad ah gurigii u tagnay dugsigan caruur iima dhigato macalimkan marar badan baan arkay isagoo i salaamaya wuxuu wax ka cunaa islaanti dariskaahayd ee aan riyadii hore kugu sheegay ee boorsada kooxa dimarka ah iga qariyeenii soo bixinaysa labadan riyo 2 habeen ee is xiga baan la kulmay.

Waxaan ku riyooday anoo dugsi quraan u waday 2 caruur ah oo aan dhalay
Waxaan ku riyooday anoo dugsi quraan u waday 2 caruur ah oo aan dhalay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in dad cadow ay jiraan oo gadaashaada wax k sheega oo wanaag aan kula rabin adiga iyo ilmahaaga, marka taxdarkaaga qab riyada mashaakil ayay tilmaamaysaa, adduunkan waa hallaabay dadka kuu dhow adoon ka filanaynin ayaa wax kugu sameyn kara.

Ilmahaaga ilaalso meesha ay aadayaan ka warqab qof ha ku aaminin oon ahayn aabbahooda iwm.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More