Fasirka riyada adoo gabar biyo weyso ku siinayso

Riyada:

Asc

Habeen waxaan ku riyooday anoo gabadh meel biyo ka dhaaminaysay aan wayso waydiistay in ay isiiso, dabadeed caagad yar oo aan sitay ayey wayso iigu shubtay sidaa ayaan ku waysaystay. Markaa waxaan jeclahay in la ii fasiro riyadaas.

Fasirka riyada adoo gabar biyo weyso ku siinayso
Fasirka riyada adoo gabar biyo weyso ku siinayso

Fasirka:

Riyada weysada waa riyo aad u fiican waxay wadataa astaamo tilmaamaya wanaag iyo khayr. Inshaa Allaah waxaa Ilaahay kugu arsaaqayo towbad iyo farxad adduun iyo deganaan. Gabadhana waxay astaan u tahay adduunyo iyo hanti iyo nolol raaxo leh.

Guud ahaan riyada waa riyo aad u fiican.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More