Hooyaday waxay ku riyootay bakhaar wayn iyadoo dhex joogta

Su’aasha:

Asc allah mahadleh
waad mahadsan tihiin
Allah macak

waxay hooyaday ku riyootay bakhaar wayn oo dheer oo waxwalba yaalaan iyodoo dhex joogta
Allah mahadleh.

Hooyaday waxay ku riyootay bakhaar wayn iyadoo dhex joogta
Hooyaday waxay ku riyootay bakhaar wayn iyadoo dhex joogta

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo arsaaq fara badan iyo khayr badan waa riyo fiican.
Bakhaarka guud ahaan waa cunto xalaal ah marka riyo lagu arko inshaa Allaah hooyadaa Ilaahay khayr badan ayuu siinayaa ama ubadkeeda ayuu khayrkaas siinayaa si ay iyada u siiyaan, maxaayeelay iyadaa dhashay ilmahaas oo iyada wax siinaya, waxaa laga yaabaa adigaba inaad tahay qofka khayrkaas gacanta loo galin doono, sida laga fahmayo riyooyinka badan aan kuu fasiray..

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More