Riyada qofka asoo fasalada iskuulka galaya

Su’aasha:

scw qofkii ku riyoodo asoo galaya fasalka dugsiga oo fasalka kaste dhex tagaya riyadaas maxaa lagu fasiri karaa fadlan isoo fasira

Riyada qofka asoo fasalada iskuulka galaya
Riyada qofka asoo fasalada iskuulka galaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa nolol guul ku dhisan, qofkii arko dugsi asoo galaya wuxuu gaaraa waxa uu ka fikirayo oo mustaqbal ah, wuxuu ku guulaysanayaa noloshiisa, shaqo fiican ayuu helayaa guur iyo hanti ayuu gacanta ku dhigayaa wuxuu dhalayaa ubad badan oo aqoon leh.
Iskuulka waa wax aad u fiican oo qofka wax ka baranayo oo mustaqbalkiisa ka dhismayo, marka riyada guud ahaan waa riyo aad u wanaagsan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More