Daawooyinka cayilka (sababaha lagu cayilo) Causes of Obesity

Daawooyinka cayilka (sababaha lagu cayilo) Causes of Obesity

Fast food plays an important role in obesity

Cuntada degdega ah kaalin weyn ayay ka qaadanaysaa cayilka.

 

waxaa jira dad badan oo rabo, inay cayilaan, siiba dadka ku nool soomaaliya.

waxyaalaha cayilka dhaqsiga keena, waa cuntada leh nafooyin kala duwan.

Daawooyinka cayilka
Daawooyinka cayilka

sidoo kale vitamiinaha jirka uu u baahan yahay.

cayilka marka uu jirka si xun u galo wuxuu u keenaa dhibaato.

marka waxaana halis ah kaniiniga cayilka sidoo kale midka laysku caayeeto.

qofka waxaa laga rabaa inuu ka fogaado daawooyinka cayilka.

maxaayeelay dhibaatooyin badan ayay u keenaan caafimaadka.

sidoo kale daawo aan dhakhtar kuu qorin ha qaadanin.

gabdhaha soomaaliyeed aad bay u raadiyaan inay cayilaan.

taasna waxay u noqonaysaa dhaqanka soomaaliyeed,

ragga oo badankooda ka hela, dumarka buurbuuran.

naagaha cayilan dad badan ayaa ka hela waa dhaqan horay u soo jiray, taas baa waxay keenaysaa gabadha caatada ah inay dareemayso inaan la rabin.

laakin dadka yurubta ama maraykanka galay way isabaddaleen, dumarka soomaaliyeed meelahaas ku nool waxay rabaan inay is caateeyaan, kuwaas cayilka waxaa u keenay cuntada degdega ah, cuntadaas oo aad u buuriso qofka qaadanaya.

waxaa jira gabdho badan ku nool qurbaha oo gymka taga si ay isu caateeyaan.

waxaa kaloo habboon inaad ogaato naagta marka la guursado way buuranaysaa,

marka ay yar tahayna caato weeye, taas waa wax dabicii ah.

qurxda haweenka kuma xirna buuranaanta iyo caatanimada ee waxay ku xiran tahay waxyaalo kale.

marka dhabta la eego ma aha waxa muhimka ah cayilka ama caatanimada, midda ugu fiican waa dhexdhexaadka.

sidoo kale dumarka caloosha leh caafimaadkooda xitaa uma fiicna, naagta haddii ay baruur ama xalus qaadayso waxaa fiican inay hoose ka qaaddo caloosha ka yaraato, cajiraha inay ka buurnaato ama dabada, naagaha barida weyn waxaa la sheegaa inay u fiican yihiin dhalmada caruurta caqliga badan, taas waxaa loo tiiriyaa baruurta barida inay quudiso uurjiifka, taasna waa daraasad la sameeyay, dadkii hore aad bay u raadin jireen dumarka gadaal u weyn, iyagoo u arki jiray quruxda naagnimada inay dhammaystirayso arrintaas.

si kastaba ha ahaatee waxaa habboon qofka inuu iska ilaaliyo daawooyinka cayilka, siiba naagaha.

daawada cayilka ama daawada is caateynta waa isku mid

dawada lagu buurto, dawada lagu cayilo, dawoyinka lagu naxo, daawada lagu naaxo, kaniinka lagu burto, kaniniga lagu cayilo

Jirka dufinta uu u baahan yahay iyo cayilka

سلامة الغذاء وجودته:
يقصد بسلامة الأغذية خلوها من جميع عوامل التلوث الميكروبيولوجي أو البيئي الذي يحولها إلى أغذية ضارة بصحة المستهلك، ويتضمن ذلك عوامل التلف والانحلال الذاتي. ويقصد بجودة الأغذية احتفاظها بكل أو معظم صفاتها وخواصها الطبيعية. وحيث أن الأغذية عامة تكون معرضة للتلوث الميكروبيولجي أو البيئي، وكذلك للتلف والانحلال الذاتي من بداية إنتاجها حتى وصولها إلى يد المستهلك، وذلك عن طريق عدة مصادر، وبدرجات مختلفة تبدأ بالتربة والمياه ثم الحيوان والحشرات وتنتهي بالإنسان وطرق تداوله وتعامله مع الغذاء أثناء الإنتاج أو التصنيع أو التوزيع أو التسويق أو التخزين أو الإعداد أو التقديم، مما يؤثر على درجة سلامتها وجودتها، فقد وضعت معايير مختلفة لمعظم الأغذية الطازجة والمصنعة تبين الحدود الدنيا لصفاتها وبنيتها التركيبية وقيمتها التغذوية، وكذلك الحدود القصوى لما قد تحتويه من ملوثات ميكروبيولجية أو بيئية لا تضر بصحة المستهلك

Hilibka idaha halkan ka daawo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More