Riyada meel saminaar ka socdo oo daaqada lagasoo galayo

Su’aasha:

Waxan ku riyooday ayado arday badan meel joogan aniga qofka ugu dambeeyo oo a ahay mesha simanarka ana ardayda iskugu imadayna waa qol aan laheyd albab waxa laga gala daqada anoo darishadi ka galayo aa jabinaya darishadi ardaydi aa halmar qeeylineso oo dhayan ahmed a jabiye kdb macalinka ilama hadlayo wuu iga amusaya waxana ahay ardayga ugu fiican.

Riyada meel saminaar ka socdo oo daaqada lagasoo galayo
Riyada meel saminaar ka socdo oo daaqada lagasoo galayo

Jawaabta:

Riyada waxay xambaarsan tahay inaad gaari doonto waxyaalaha aad raadinayso waxaad gaari doontaa inshaa Allaah hormar, laakin dad ayaa isku dayaya inay niyadjab kugu ridaan ama inay ku xasdaan, taasna adaa sabab u noqon doono, riyada sidoo kale waxay kaaga digaysaa dadka xunxun inaad ku kalsoonaato ama aad saaxiib ka dhigato, guud ahaan riyada waa riyo aad u fiican oo tilmaamaysa mustaqbalkaaga waxbarasho inaad ku guulaysan doonta nolosha heer sarana aad ka gaari doonto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More