Riyada kutub fara badan oo guriga ka buuxdo

Su’aasha:

scw riyada kutubta faraha badan oo guriga meel kasto ka yaal maxay tahay?

Riyada kutub fara badan oo guriga ka buuxdo
Riyada kutub fara badan oo guriga ka buuxdo

Jawaabta:

Riyada kitaabka ama kutubta faraha badan waxay tilmaamayaan aqoon iyo darajo sare qofka uu helayo sidoo kale kutubta waxay asataan u yihiin marka riyo lagu arko awood ama talis iyo xukun, guud ahaan riyada kutubta waa riyo aad u fiican.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More