Riyada maamulaha dugsiga asoo guursanaya gabar

Su’aasha:

Asc mar ayan ku riyoday anigo joga iskuulka aan wax ka barto meel aan fadhinay ani io gabdho iskulka dhigta waxey dhehen mamulaha aya arosayo yuu arosi ayan dhahay gabar iskulka dhamese aye ii tilmamen mamulihi aya inta noo imaday nagu dhahay fasalkina aada ane waxan dhahay suga arosada aan arke baabur laso qurxiye aya so galay wu istagay gabadhi aya kaso degtay markasan aqonsaday waxe wadata ubax saako iyo qamar aya madaxa ugu duban qorta wey ka banantahy kor ayan ka wada fiirinena gabdhaha iskulka dhan wey firinayan waxa arkay iyado albab kasi baxeso oo dharki iska badashay oo xiran jilbab io niqaab weyna si jeda sida qof cinjida lugta wax uga dhagan o iska fujinayo camal mamulihi gabdhihii ayu kala buriyay ane waxan is weydina hadu mamulaha gursanayo muxu iskulka u keena anigo la yaban aye dhamatay.jasakallh.

Riyada maamulaha dugsiga asoo guursanaya gabar
Riyada maamulaha dugsiga asoo guursanaya gabar

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal noloshaada lasoo gudboonaanaya wuxuuna xiriir la leeyahay maamulaha aad riyada ku aragtay asoo guursanaya, guud ahaan riyada ma aha riyo xun waxay tilmaamaysaa isbadal nololeed oo farxad wata.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More