Riyada dhinbil dab oo aad naag siinayso

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday ayadoo dab iishidan yahay oo an donayo inaan wax kariyo mid naag ah ayaa I waydiisay dhimbil dab ah ama inay dabka ka shidato misa aan siiyay dabkii jab alwaax ah ok shidan hadana waxaan isla riyadaas wan arkay wax u ek tixri.

Riyada dhinbil dab oo aad naag siinayso
Riyada dhinbil dab oo aad naag siinayso

Jawaabta:

Dhinbisha dabka waa mustaqbal bilowgii waxaa laga yabaa naagta aad siinayso dabka inay noqon doonto naag aad mustaqbal la yeelan doonto, nabi muuse (CS) markii waxiga Ilaahay kusoo dejinyay dhinbil dab ayuu meel fog ka arkay wuuna bishaarastay waa u tagay markaas waxyi ayaa kusoo degay marka dhinbisha dabka waa mustaqbal bilowgiisa nolol karti leh, tixriga waxaa lagu fasiraa caruur yaryar haddii labada riyo ay isku dhex jireen way is xoojinayaan mustaqabl wanaagsan ubad iyo guulba leh ayay tilmaamayaan, naagtana adduun ayay tilmaantaa caadi ahaan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More