Riyada oo buundo laga gudbayo iyadoo quraan la akahrinayo

Su’aasha:

Asc wll, xalay ayaan riyooday riyadaasina waxay ahayd; annaga oo ah dad badan oo iskugu jira shacab iyo ciidan ayaan ka nimidnay itooobiya waxaanan kusoconnay somaliland, dadkan aan kuwada soconnaa way isku jiraan soomaali iyo qoomiyado kaleba kadib waxaan soo gaadhnay xuduudda somaliland kadibna askarta somaliland ayaa baadhitaan Nagu bilaaabay qofkasta oo labaadhana waa lasii daynayay, kadib ayaan soo istaagay meeshii baadhitaanka waa la ibaadhay waanan gudbay. Markaan siisocday waxan sii dulmarayay buundo cidhiidhi ah kadib markaan xoogaa si taxadarleh u dulmaray buuundadii ayaan fadhiistay anigoo sugaya dadka kale ee baadhitaanka soo maraya. Anigoo fadhiya ayaan bilaaabay inaan qur,aan akhriyo, suuratul macaarij(sa,ala) ayaan cod aad u ku qrxbadan ku akhriyay anigoo aad ugu khushuucsan akhrintaa qur,aanka heer aan ku dhawaado inan buundada kasoo dhaco!!
Wll riyadaa ii fasir allah cilmiga hakuu ziyaadshee

Riyada oo buundo laga gudbayo iyadoo quraan la akahrinayo
Riyada oo buundo laga gudbayo iyadoo quraan la akahrinayo

Jawaabta:

Riyada waa riyo aad u wanaagsan akhriska suuratulmacaarij waa darajo sare ee adduun iyo aakhiro aad helayso, riyada waxaa laga famayaa guul inaad la kulmi doonto wixii dibaato inaad ka badbaadi doonto, shartana inuu Alle kaa leexin doono.

Buundada waxay tilmaamaysaa socdaalka nolosha iyo dhibaatada ay leedahay laakin adiga Alle wuu kuu sakhiri doonaa socdaalkaas, ciriiriga adduunyadana Alle waa kuu fududeyn doonaa sida laga fahmayo riyada,

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More