Dumarka Soomaaliyeed maxay raga ka rabaan Somali Women

Rag badan ayaan fahmin dumarkeena waxa ay u baahan yihiin.
waxaad ogaataa dumarka inay qalbi jileecsan yihiin.
ninka ayaana masuu;iyadda ugu horreysa qaadaya.
haddaba waxaad ogaataa dumarka inay u baahan yihiin raga noocan ah.

Nin masuul noqon kara oo maamuli kara guriga

Nin isku filan oo shaqaysan karo oo dadka aan shaxaadin

Nin buuxin kara baahida xaaskiisa ee jacaylka iyop sariirta

Nin oo daacad ah oo xaaskiisa aan been u sheegin

ninka noocan ayay dumarka soomaaliyeed u baahan yihiin.

laakin rag waxaa jira oo maanta been badan marka ay guursadaan oo aan maamuli karin xaaskooda, waxaa laga yaabaa inuu biili waayo xaaskiisa oo aabbihiisa ama hooyadiisa iyo u

Dumarka Soomaaliyeed maxay raga ka rabaan
Dumarka Soomaaliyeed maxay raga ka rabaan

biilaan caruurtiisa ama xaaskiisa.
ninkan noocan ah dumarka aad bay u neceb yihiin, naagta waxay dareemaysaa ninkeeda marka uu sidan yahay, inuusan ahayn nin rag ah oo uu yahay dumar ama lagaroone.
jacaylka maanta dumarka ma aha mid afka laga sheego ee waa mid fal la scodo, marka aad xaaska guursato waxaa lagaa rabaa inaad noqoto mid kasoo bixi kara masuuliyadda guriga.
furiinka maxaa sidan u badiyay.
waaad dareemaysaa naago badan inay yihiin garoob xitaa kuwa maanta ku nool yurub iyo maraykan.
waxa keenay waa isfahan la’aanta, sidoo kale ninka lagama yaabo inuu fahmo xaaskiisa waxa ay u baahan tahay, xitaa jacaylka ma fahmayo siduu uga dharginayo.
raaxada sariirta xitaa uama qaban karo, wuxuu ka jecel yahay inuu makhaayadaha fariisto oo uu fadhi kudirir boqdo

 

 

 

Many men do not understand what women need. You know that women are soft-hearted. The man bears the first responsibility. You know that women need this kind of man.
A man who can be responsible and manage the house A self sufficient man who can work and does not describe people A man who can meet his wife’s needs of love and bedding An honest man who does not lie to his wife Somali women need this kind of man.
But there are men today who lie when they marry and cannot control their wives, and may not be able to pay the expenses of his wife and father or mother and children or wife.
This type of man hates women very much, and a woman feels her husband when he is like this, he is not a man but a womanizer or a lagaron. Today’s love for a woman is not something that is said in words, it is something that is learned, when you marry a wife you are expected to be able to take charge of the house. Why is divorce so common? She feels that many women are lesbians, even those who live in Europe and America today. The reason for this is a misunderstanding, and a man may not understand what his wife needs, even love does not understand how to please her. He can’t even handle the comfortable bed, he prefers to sit in restaurants, sit and enjoy the room

 

Amaanta dumarka iyo raaxada sariirta

Dumarka la qabo oo nin kale eego

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More