Gabadha xaaskayga baruurta jidhkeega inay iska yareyso maxa u fican

Su’aasha:

A S C, gabadha xaaskayga markay dhashay kadib aye buurnaatay siba dhinaca caloosheda aye ugu daran tahay baruurtu marka xanuun bay ka bixi wayiday waxa aad ugu daran dhiigeda o khal khal ka bixi waayay marka waxay rabta inay baruurta iska rido ma jiran cuntooyin o dabiici ah oo ka caawiya inay baruurta iskaga rido iyado sideda iska ilaalinayiso cuntooyinka lagu naaxo iyo socodkana bad sanayso talo fahfaahin inaga siiya mahad sanid.

Gabadha xaaskayga baruurta jidhkeega inay iska yareyso maxa u fican
Gabadha xaaskayga baruurta jidhkeega inay iska yareyso maxa u fican

Jawaabta:

Baruurta waxaa lagu ridi karaa in layska yareeyo cuntada macaan sida cuntada sokorta iyo burka ka samaysan, waxaa fiican qofka inuu badsado qudaarta sida qajaarka oo kale sidoo kale inuu socodka badsado, socodka badan wuxuu gubaa baruurta jirka, sidoo kale jimicsiga inuu sameeyo.

Faahfaahin dheeraad waxaad ka heli kartaa webka, qaababka laysu caateeyo iyo cuntooyinka lagu yareeyo caloosha.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More