Qofka biyaha shahwadiisa ma liqi karyaa!

Su’aasha:

Walaal qofka ragga ah, haduu biyaha shahwadiisa liqo sow faa’ido umalahan bal intaas haleygaga soo jawaabo.

Qofka biyaha shahwadiisa ma liqi karyaa!
Qofka biyaha shahwadiisa ma liqi karyaa!

Jawaabta:

Lama oggola in la liqo biyaha shahwada kuwaaga iyo kuwa dadka kalaba waayo waxaa lagu tiriyaa waxyaabaha la kahado inkastoo aysan nijaas ahayn lama cuni karo, waa sida hargabka iyo diifka oo kale waa daahir laakin lama oggola in la cuno.

waana arrin fidrada khilaafsan waliba culimada mad’habka xanafiga iyo kuwo kale waxay qabaan in biyaha ninka ay nijaaso yihiin

Caafimaad ahaan wax faa’ido ay leeyihiin ma laha in la liqo biyaha ninka ama shahwada ninka. waana khuraafaad waxa laga sheegay oo waxtar ah.

Siyaadsasho

 

Ninka raga 60 ama 90 cishe hadey ka imaanin xaalad mala dhihi karaa

 

الطَّيِّبَاتِ: الحلال، أو ما اسْتَطابَتْه العرَبُ ممَّا لم يُحَرَّمْ، وأصْلُ الطَّيِّبِ: ما تَستلِذُّه الحواسُّ، وما تَستلِذُّه النَّفسُ، وأَصْلُ (طيب): يَدُلُّ على خِلافِ الْخَبِيثِ .
الْخَبَائِثَ: أي: الحرام، أو: ما لا يُوافِقُ النَّفسَ من المحظوراتِ، والخُبْثُ والخَبِيثُ: ما يُكْرَهُ رَداءَةً وخَساسَةً، محسوسًا كان أو معقولًا، وأصْلُه الرَّديءُ الجارِي مَجْرى خَبَثِ الحديدِ، وكذلك يَدُلُّ عَلَى خِلَافِ الطَّيِّبِ .

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More