Qofkii ku riyoodo asoo quraanka cod macaan ku akhrinayo

Su’aasha:

Asc.

Wll waxa aan ku riyooday anigoo cod (qiraa’o) aad u macaan badan ku aqrinaaya qur’aanka kariimka oo dusha ka aqrinaayaya wax kitaab ahina gacantayda uuna ku jirin.
Blse anigu quraanka caadiyan ma xifdisani.

Waxa ay ahyd qiraa’o aad umacaan badan xiita markii aan soo kacay sidii oo kle wn u aqrin karwaayay qur’aanka .

Ilaa ay naftaydu uba xiistay inaan markle arko ru’yadii o kle

Marka bal maxa lagu fasiri karaa ru’yadaas?

Qofkii ku riyoodo asoo quraanka cod macaan ku akhrinayo
Qofkii ku riyoodo asoo quraanka cod macaan ku akhrinayo

Jawaabta:

Inshaa Allaah farxad weyn ayaad heli doontaa wixii dhib ah oo ku haystana waa ku deyn doonaa, riyada quraanka cod macaan badan lagu akhrinayo waxay tilmaamaysaa arrimo aad u fiican waxaa ka mid ah farxada qofka uu heli doono iyo khayr aad u fara badan iyo kurbada oo ka suuli doonto sidoo kale inuu Ilaahay uu u dhowaan doono oo cibaado toosan iyo camal suuban uu la imaan doono.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More