Riyada nin adoo lacag siinayo maxay tahay

Su’aasha:

Waxan kale oon ku riyoday min ayay I waydiayay lacag misa waxaan siiyay laba shilin oo jeebkayga ku jirtay ayayn siyay ninkii waxad moodaa inusan ku faraxsanayn oo u I waydinayo in ka badan intaas wax badan.

Riyada nin adoo lacag siinayo maxay tahay
Riyada nin adoo lacag siinayo maxay tahay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof hanti badan yeelanayo oo hadana deeqsi ah dad badan wax u qaban doono, sidoo kale riyada waxay tilmaamaysaa inaad liibaan heli doonto, dadka in wax la siiyo arrin yar ma aha, ninka oo yasaya labada shilib oo raba wax badan ayaan xoojinayso taas oo ah in dad badan aad wax siin doonto xataa qaarkooda waxay rabaan in lacag badan la siiyo inta la siiyay way yasi doonaan.

guud ahaan waa riyo bishaaro wadata.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More