Riyada walaalkeyga oo aan meel ka tuurayo

Su’aasha:

riyada waxay aheed wiil iladhashay ilmo habo yar nahay baa waxaan katuuray meel darbi oo zaaid udheereen markaan meshaas katuuray cabaar kadib waxaan dhaha wiilka madhintay hala fiiriyo kadib waxaa laidhahaa waa noolyahay madhiman lkn markaan tuurayay dhimasho ahaan ayaan utuuray oo wu dhintay islaha gadaalna waa kacabsanayay inuu dhinto hadana isla riyada dhexdeeda waxaa laidhaha lacag darbiga aad katuurty saarneed oo badan ilaa $40k waye ladhaha qaad ee kusoo daawee wiilka markaa meesha tagana lacag masaarno fisiraadeeda idinka sugaa insha allah.

Riyada walaalkeyga oo aan meel ka tuurayo
Riyada walaalkeyga oo aan meel ka tuurayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in khasaaro aad kala kulmi doonto arrimo aad ku howlan tahay lacag ayaa kaaga bixi doonto waxaadna galaysaa dhibaato iyo qalqal, marka iska jir dadka qaar inaad wax la wadaagto ama aad la socoto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More