Riyada adoo naag farfaraynaaya

Su’aasha:

ASC
Waxaan ku riyooday xalay anoo naag wariye caan ah oo soomaaliyed ah oo aan garanaayo farafarayaya iyaduna ila ogoshahay oo aanay is dhaqaajinayn. Markii dambe ayaan go’aansaday in aan ilaahay ka cabsado oo aan iska dhaafo naagta sidii ayaanan iskaga dhaafay oo aanan hawshii u sii wadin. Markii dambe ayaan hurdadii ka soo booday hawshii daraadeed oo aan hadana dib iska seexday.

Riyada adoo naag farfaraynaaya
Riyada adoo naag farfaraynaaya

Jawaabta:

Waxay tilmaamaysaa riyada inaad heli doonto waxyaabo aad raadinayso oo aad jeceshay, naagta inta badan waxaa lagu fasiraa marka riyo lagu arko adduunyo, marka riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto wax aad ku howlan tahay ama niyadda aad ku hayso.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More