Naag ku riyootay iyadoo ninkeeda wadada ugu galmonaya

Su’aasha:

Asc wllo waxan rabaa inad ii fasirtan naag haddii ay ku riyooto ninkeeda oo dadka hortooda ugu galmoonaya iyadana wax cabsi ah ku jirin oo ay ku raaxaysanayso iyado dadka u jeedan raaxo daran ay ku jirto, riyadas maxaa la dhihi karaa?

Naag ku riyootay iyadoo ninkeeda wadada ugu galmonaya
Naag ku riyootay iyadoo ninkeeda wadada ugu galmonaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa adiga iyo ninkaaga inaad kalsooni badan isku qabtaan uu jacylkiina uusan qarsoonayn oo dadka ay og yihiin, riyada waxaa loo maleeyaa riyo xun laakin waa cagsi.

Guud ahaan riyada galmada ninka waa jacayl buuxa, marka ay tahay mid banaan ah waa jacayl dadka oo dhan ay wada arkayaan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More