Duleelka albaabka iyo dhibaatada galidda idin la’aanta

Diinta islaamka waxay ku dhisan tahay wanaag iyo cadaalad iyo akhlaaq.

Waa diin eegaysa dhinac walba oo qofka uu ku gaari karo wanaag iyo dhowrasanaan.

Islaamka ma oggola in guryaha dadka in la galo idin la’aan sidoo kale in dadka si qarsoodi looga fiiriyo boqa iyo duleelka albaabka.

Waxaa la reebay sidoo kale in cowradaha la fiiriyo waxaa la amray ninka inuu arragiisa ka gaabsado jirka dumarka sidoo kale naagtana inay indhaha ka laabato ninka.

Duleelka albaabka iyo dhibaatada galidda idin la'aanta
Duleelka albaabka iyo dhibaatada galidda idin la’aanta

Taas oo dhan waxaa loola jeedaa in bulshada laga ilaaliyo wixii xun oo burburin kara

Xadiiska إنما حعل البصر من أجل الاستئذان ayaan asal u ah arrinkan oo ka mid ah waxyaabaha bulshada lagu ilaalin karo.

wuxuu yiri rasuulka SCW:

(إنَّمَا جُعِلَ الاسْتِئذَانُ مِنْ أجْلِ البَصَرِ)

(Idan warsashada waxaa loo sameeyay aragga dartiisa),

 

Macnaha xadiiska (qofkii saf xiriiriyo Alle ayaa xiriirinaya)

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More