Barlamaanka New Zealand oo Quraanka Kariimka ku furfurtay

Weerarkii foosha xumaa markuu dhacay ayaa waxaa dhacday in gaalo badan ay muslinka tageeraan.

dad badan iyaga ka mid ah ayaa arrinkaas ka xumaaday waxayna ahayd dhacdo aad u weyn.

Barlamaanka New Zealand oo Quraanka Kariimka ku furfurtay
Barlamaanka New Zealand oo Quraanka Kariimka ku furfurtay

weerarkaas kaddib waxyaalo badan ayaa dhacay waxaa ka mid ah in baarlamaanka lagu furo aayadaha quraanka kariimka.

taasna waligeeda maysan dhicin.

imaam kasoo jeeda dalka Bangladesh oo New Zealand-es ah  ayaa quraanka akhriyay.

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More