Maa jirtaa daawo lagu kobciyo xubinta taranka raga

Maa jirtaa daawo lagu kobciyo xubinta taranka raga

Su’aasha:

Maa jirtaa daawo lagu kobciyo xubita taranka raga, maa la dheerayn kaara guska raga,fadlan jawaabta dag dag ayaan u rabaa.

Maa jirtaa daawo lagu kobciyo xubinta taranka raga
Maa jirtaa daawo lagu kobciyo xubinta taranka raga

Jawaabta:

Su’aashan dhowr jeer ayaan ka jawaabnay, waxaad ka raadin kartaa webka daruur, guud ahaan daawo ma jirto si toos ah u weynayn karta geedka ninka, geedka da’da ayuu ku weynaadaa, qofka markuu guursado muddo uu xaas qabo wuu isbadalladaa geedkiisa.

Laakin daawooyinka shirkadaha ay sheegaan waa daawooyin waqti ku xiran, qofka marka uu galmada sameynaya ku eg, waa daawo geedka ninka bararisa oo ka dhigta mid buuran.

Ka raadi faahfaahi dheeraad webka daruur, meesha wax laga raadiyo waxaad ku qortaa erey ku saabsan waxa aad raadinayso.

You might also like
2 Comments
  1. Aayadaha quraanka farsamada gacanta tilmaamay
    abdi says

    asm
    walaalayaal waxaan qaba suaal
    waxaa igu soo noqnoqtey riyo anigoojooga magaalo aan aqoon
    oo aan kudhex lumay

    1. Aayadaha quraanka farsamada gacanta tilmaamay
      Daruur says

      Meesha su’aalaha lagasoo diro kusoo dir su’aasha

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More