Riyada dagaal halis ah oo 7 maalmood gudohooda dhacaya

Su’aasha:

asc waxaan kuriyooday marka hore anigoo caawinaya oday laleeyahay qaliin ayaa lugaha looga sameena waxaan udiray 2dollar kadibna isla riyada waxaan ku arkay ayadoo ladhahayo 7maalmo gudahood dagaal halis ah ayaa dhacaya hadaadan kagudbin wadadaas waxaa nalootilmaama wadada kadibna aniga io 3walalo iladhasheen waa kagudbeena wadada anagoo dareemeeno in dhibaato aa kasoo baxnay oo faraxsan sidaas ayee riyada aheeyd hadaan xaalada kusuganahay kuugu sii daro waxaan ahay qof shaqo doon ah sidoo kale isbuucyadan oo idil waan murugsana oo xaalad ayaa iheesata alx waan idinka sugi jawaabta 3walalo kalena waa ila mid oo waa shaqo doon balse ayaga xaalkooda waa caadi oo mamurugsana qofka murugsana waa aniga oo kaliya.

Riyada dagaal halis ah oo 7 maalmood gudohooda dhacaya
Riyada dagaal halis ah oo 7 maalmood gudohooda dhacaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in aad ka badbadi doonto dhib dhici doono, dagaalka dhacaya way dhici kartaa inuu noqdo dagaal weyn oo dunida ka dhici doono, waliba dagaalka saamays weyn ayuu ku yeelan doonaa nolosha dadka meel kastoo ay joogaan, laakin riyada waxay tilmaamaysaa adiga xaaladdaada oo noqon doonta  mid fiican waad ka bixi doontaa wixii murugo ku haya, waliba dad ayaad caawin doontaa markaad gaarto wixii aad rabtay, riyada waa khayr inshaa Allaah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More