Fasirka riyada naago qaawan iyo dareenka raaxada

Fasirka dumarka qaawan marka riyo lagu arko ma aha sida loo maleeyo, qofka ku riyoodo gabar qaawan riyadaas waxay tilmaamaysaa waxyaalo badan oo isbadalaya nolosha qofka riyada ku arkay.
riyada dumarka qaawan inta badan waxaa la socda dareen oo kacsi ah ninka riyada gudaheeda ayuu arkayaa asoo kacsan haddii ninka uu isku junuubo riyada waxay noqonaysaa midaan macne lahayn oo shaydaan ayaa kugu cayaaray.
Waa marka aad soo toosto ood isku aragto biyaha manida.
Lakiin haddii aad aragto adoo taabanaya jirka naagta qaawan riyada dhexdeeda oo raaxo dareemaya ama arkaya xubnaheeda xasaaska ah sida naaska ama cambarka ama barida ama caloosha riyadaas waxay yeelanaysaa inaad helayso danta aad leedahay oo fursad ah shaqo ama waxbarasho ama wixii markaas aad ku guda jirto.

Fasirka riyada naago qaawan iyo raaxada
Fasirka riyada naago qaawan iyo raaxada

Laakin dumarka qaawan haday yihiin qaraabadaada sida eeddada ama habaryarta ama walaasha ama hooyada, riyada waxay tilmaamaysaa inay kaaga baahan yihiin caawimaad iyo gargaar.
Qaawanaanta riyada waxay usoo dhowdahay fasirka riyada galmada.
qofkii ku riyoodo asoo galmo la sameynaya naag waxay ka dhigan tahay inuu gaarayo danta uu leeyahay.
wasay tahay riyada iyo astaanta ay wadato.
haddii qofka uu arko haweeney qurux badan oo dhar aan xirnayn waxay tilmamaysaa riyada inuu heli doono adduun iyo xoolo.

qofka marka uu dhaho gabar qaawan ayaan ku riyooday wuxuuba ka baqaa in loo moodo inuu dan kale ka leeyahay hadalada qaar dadka ma sheegi karaan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More