Riyada mas musqusha kasoo baxayo oo ul lagu dhufanayo

Su’aasha:

Qof xaas ah waxey kuriyotay mas kasobaxay musqusha agteeda kadib waxowso so aday guriga waxan ku dhuftay ul asago dhawaca oo maraya barandada ana aan celinayo ayaa meshi waxa so istagtay naag oo ku iri gorma timid meshan masa jogaye

Riyada mas musqusha kasoo baxayo oo ul lagu dhufanayo
Riyada mas musqusha kasoo baxayo oo ul lagu dhufanayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa qof cadow ah oo meelahaas ka ag dhow oo iyada aysan ogeyn inuu cadow yahay, maska waa qof dhib la maagan oo wax ku sameyn rabo.

Waliba naagtaas waa inay taxdar ka qabtaa oo soo istaagtay meesha uu maska taagnaa waxaa dhici karta inaysan daacad u ahayn, ama qofka cadowga ah ayay xiriir la leedahay.

 

Riyada maska jaalaha ah aan dilayo

 

يشير الحلم إلى عدو قريب من تلك الأماكن ولا تعرف أنه عدو.
الثعبان هو شخص لديه مشكلة ويريد أن يفعل شيئًا حيالها.
حتى تلك المرأة يجب أن تكون حذرة من وقفت حيث كانت الأفعى واقفة ،
فقد لا تكون مخلصة له. أو مرتبط بالعدو.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More