Gabar ku riyootay iyadoo dhashay sedex caruur

Su’aasha

Asc walaal waxaan rabaa In aad riyo ii fasirto  wali la ima guursan waxaan ku riyooday anoo dhalaaayo sadex cunug fooshana alle iguma dhibin si fudud ayan ku dhalay ilmihi aan dhalay ayaa cunug Ka mid ah waxaa qadaneeso naag aan isku Mel joogno oon aqaaan oo hada isku mel ayaan joogna safcn ayaan u aqaan aniga waxaan jooga finland joga kaam ku jiraaa naagtana meeshaas isla jognaa qolada ilmaha masuulka  Ka ah wayey anigana qof yar ayaan ahay mana aqaaan sababta eey cunaga aaan dhalay u qaadatay waan ooyey waan qeyliyey kadib cunuga ayee isoo celisay kadib farxad aan gly ee maxee noqon kartaaa sadex saas cunug aaan dhalay

Gabar sedex caruur iyadoo dhashay ku riyootay
Gabar sedex caruur iyadoo dhashay ku riyootay

Jawaabta

Waxaad aragtay riyo xambaarsan bishaaro weyn, waxay tilmaamaysaa riyadaada inaad helo doonto faraj weyn iyo mustaqbal ballaaran, dhibka ku haysta inaad ka bixi doonto, gabar yar oo aan la guursanin dhalmadeeda waa bishaaro iyo mustaqbal weyn, naagtaas oo Ilmaha kaa qaadanayso kuuna soo celinayso waa dhibka yar aad la kulantay noloshaada, laakin khayr badan ayaa kuu dambayn doono waxaad heli doontaa haddii Alle idmo mustqbal fiican iyo caruur.

 

Riyada gabar habaryartey dhashay oo cunug yar ag  jiifta

Gabar ku riyootay dumar wada umul ah oo ilmo haysta

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More