Riyada anoo kor la ii dafaayo oo kabaha iga kala lumayaan

Riyada:

Waxaan ku riyooday xaley anoo socdo wado u dhow gurigeyga markaas baa hal lug aan ku socdaa waana lugta bidix hadaan lugta midig dhulka saaro waxaan dareemayaa inay lugtayda maaso ka kaceyso sidii aan sidaas u ahaa halmar baan lugtii dhulka saaray waaba waxbaa kor ii qaatay kabihiina waa iga kala lumeen riyadaas maxaa lagu macneyn karaa wll.

Riyada anoo kor la ii dafaayo oo kabaha iga kala lumayaan
Riyada anoo kor la ii dafaayo oo kabaha iga kala lumayaan

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad la kulmi doonto khasaaro la xiriirta hanti iwm.

Riyada guud ahaan ma ficna waa riyo digniin ah waxay tilmamaysaa khasaaro inta badan xoolaha iyo hantida ayay ku wajahan tahay, waana khasaaro aadan filanaynin.

حلم فقدان الحذاء في المنام يدل على وقوع الرائي في متاعب وتعرضه للمعوقات التي تعرقل طريق وصوله إلى أهدافه

Riyada ku saabsan lumitaanka kabaha riyada waxay muujinaysaa in arkaha uu geli doono dhibaato oo uu la kulmi doono caqabado halis ku ah jidkiisa si uu u gaaro yoolkiisa.

Riyada Kab La’aanta Iyo Raadinta Kabaha

Riyada Adoo Kab La’aan Ah Waa Maxay

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More