Riyada anoo cabaaya sharaab Coca-Cola

Su’aasha:

ALLAH MAHADLEH
ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH
ALLAH MACAK

Waxaan ku riyooday anoo cabaaya sharaabka coke cola Oo quraarad ku jira oo macaan
ALLAH MAHADLEH.

Riyada anoo cabaaya sharaab Coca-Cola
Riyada anoo cabaaya sharaab Coca-Cola

Jawaabta:

Guud ahaan riyada cabitaanka macaanka ah waa riyo wanaagsan inta badan waxay tilmaantaa qofka sida uu uga gudbo mashaakilka xagga maalka iyo hantida, sidoo kale riyada waxay tilmaamaysaa inuu heli doono waxa uu rabo asoo ku macaansanayo helitaankaas rajada uu ka qabo, sharaabka uu cabayo ha noqdo coca cola ama wax kale oo macaan ah oo sharaabkaas u eg.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More