Waxan ku riyoodey haben ano lugeynaya aan mas dilay

Su’aasha:

asc wll waxan ku riyoodey haben ano lugeynaya waxan jiidhi gadhey mas aan aad u weyneyn kadib si xoogleh intan u qabtey ban afka dhulka ula dhacay wan diley inta anu iqaninin isla riyads marki labad iyo sadexd wey iguso noqtey.

Waxan ku riyoodey haben ano lugeynaya aan mas dilay
Waxan ku riyoodey haben ano lugeynaya aan mas dilay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka adkaan doonto qof cadow qarsoon ah, laakin muddo ayay kugu qaadanaysaa inaad ka adkaato cadowgaas, riyada maska waa cadow qofka gaadgaadaya oo dhib u geysan raba oo hadal macaan isku qarinaya.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More