Tartan orod aan qof la galayo isaga kob igu cabsiinaya

Su’aasha:

Asc wr wbr;

Riyada waxay kusaabsantahay wiil aan garanayo ayeenu tartan orod wada galnay orodkeega zaaid ayuu ahaa oo wiilka aan latartamayay wuxuu dhahayay subxana allah orodkaaga waa zaaid laguma qaban karro oo anigaa orodka kaga horeeyay kadib wuxuu bilaabay inuu kab iisoo baxsado oo iiga cabsiiyo anigana kabta sida bahal ookae uga cabsanayay oo markuu kabta iiso baxsado orodka waa yareenayay ilaa ugu dambeen asoo kabtiisa iiga cabsiinaya anigoo kahoreeyay cabsida kabtas darteed uga istaagay oo iga guulestay kadib hadana waxaan dhahay markale nagu celi waa tartamena isla meeshi kusoo laabaneena orodka kabilawnay riyada meeshe kudhamaane Mahadsanidiin

Tartan orod aan qof la galayo isaga kob igu cabsiinaya
Tartan orod aan qof la galayo isaga kob igu cabsiinaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa hormarka nolosha, adoo awood u leh inaad hormar gaarto waxaa laga yaabaa dad inay kaa reebaan inaad nolol fiican hesho, qofka kugu guulguulaya kabta waa qof aan nolol fiican kula rabin, marka iska ilaali dadka xaasidka ah, riyada waxaa laga yaabaa inay tahay digniin lagaaga digayo inaad war ka maqasho dadka qaar oo ku xasdaya.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More