Gabar ku riyootay musqusha oo saxaro ka buuxdo

Su’aasha:

Asc wll waxn ku riyodey ano suuli ama xamam galayo waxn rabay inan xajadeyda uso guto kadib wuxu aha xamamkan casriga hada la isticmalo markan ku fadhistey mise wu buuxaba oo diba uso baxen saxaradii ila oo ay igu ba.ay kadib wan oyaya ooyin an qeylo aheyn waxn laha wuu buuxa.

Gabar ku riyootay musqusha oo saxaro ka buuxdo
Gabar ku riyootay musqusha oo saxaro ka buuxdo

Jawaabta:

Riyada waxay tilaamaysaa murugo iyo dhibaato kula soo gudboonaanayso adiga ama hanti xaaraan ah inay kuu imaan doonto, marka saxarada ay musqusha kasoo baxayso oo ay qofka korkiisa ama dharkiisa soo gaarayso ma fiicna marka iska ilaali wixii aad karto inaad iska ilaaliso, riyada waxay noqon kartaa digniin lagagaaga digayo waxyaabaha qaar naftaada dib ugu laabo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More