Salaadaha aysan munaafiqiinta tukan karin

Munaafiqiinta waa dad afka muslin ka ah oo calooshana gaalo ka ah, waxay isku qariyaan imaanka ay sheeganayaan, waa dad cadow ku ah diinta.

Salaadaha aysan munaafiqiinta tukan karin
Salaadaha aysan munaafiqiinta tukan karin

Waxyaabaha ugu caansan lagu ogaan karo waa salaadaha.

wuxuu yiri rasuulka – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee -:

(لَيْسَ صَلاَةٌ أَثْقَلَ عَلَى المُنَافِقِينَ مِنَ الفَجْرِ وَالعِشَاءِ، وَلَوْ يَعْلَمُونَ مَا فِيهِمَا لَأَتَوْهُمَا وَلَوْ حَبْوًا)

(Salaad kaga culus badan ma jirto munaafiqiinta korkooda salaad subax iyo salaad cisho, hadday ogaan lahaayeen waxa ku sugan way imaan lahaayeen haba hasoo gurguurtaane).

Jaabir – Ilaahay raalli haka noqdee – waxaa laga wariyay inuu yiri nabiga – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee –  ayaa soo baxay wuxuu yiri:

 (يَا أَيُّهَا النَّاسُ إِيَّاكُمْ وَشِرْكَ السَّرَائِرِ) قَالُوا: يَا رَسُولَ اللهِ وَمَا شِرْكُ السَّرَائِرِ؟ قَالَ : (يَقُومُ الرَّجُلُ فَيُزَيِّنُ صَلَاتَهُ جَاهِدًا لِمَا يَرَى مِنْ نَظَرِ النَّاسِ إِلَيْهِ ، فَذَلِكَ شِرْكُ السَّرَائِرِ )

(Dadow iska jira shirkiga qarsoon, waxay dhaheen rasuulkii allow waa maxay shirkiga qarsoon ah? wuxuu yiri: (qofka ayaa isataagaya wuxuu qurxinayaa salaaddiisa isagoo ku dadaalaya waxa uu dadaka uga jeedo dartii oo ah eegidda ay isaga eegayaan, kaas waa shirkiga qarsoon).

Sifada uu leeyahay qofka Ilaahay dhab u rumeeyay

 

عَنْ عبدِ اللهِ، قالَ: مَن سَرَّهُ أَنْ يَلْقَى اللَّهَ غَدًا مُسْلِمًا، فَلْيُحَافِظْ علَى هَؤُلَاءِ الصَّلَوَاتِ حَيْثُ يُنَادَى بهِنَّ، فإنَّ اللَّهَ شَرَعَ لِنَبِيِّكُمْ صَلَّى اللَّهُ عليه وسلَّمَ سُنَنَ الهُدَى، وإنَّهُنَّ مَن سُنَنَ الهُدَى، ولو أنَّكُمْ صَلَّيْتُمْ في بُيُوتِكُمْ كما يُصَلِّي هذا المُتَخَلِّفُ في بَيْتِهِ، لَتَرَكْتُمْ سُنَّةَ نَبِيِّكُمْ، ولو تَرَكْتُمْ سُنَّةَ نَبِيِّكُمْ لَضَلَلْتُمْ، وَما مِن رَجُلٍ يَتَطَهَّرُ فيُحْسِنُ الطُّهُورَ، ثُمَّ يَعْمِدُ إلى مَسْجِدٍ مِن هذِه المَسَاجِدِ، إلَّا كَتَبَ اللَّهُ له بكُلِّ خَطْوَةٍ يَخْطُوهَا حَسَنَةً، وَيَرْفَعُهُ بهَا دَرَجَةً، وَيَحُطُّ عنْه بهَا سَيِّئَةً، وَلقَدْ رَأَيْتُنَا وَما يَتَخَلَّفُ عَنْهَا إلَّا مُنَافِقٌ مَعْلُومُ النِّفَاقِ، وَلقَدْ كانَ الرَّجُلُ يُؤْتَى به يُهَادَى بيْنَ الرَّجُلَيْنِ حتَّى يُقَامَ في الصَّفِّ. 

صحيح مسلم
You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More