Qof haduu ku riyoodo asoo saxaradiis cunayo

Su’aasha:

Riyo qof saxaradisa cunaya oolestay ilaa eey kadhamato

Qof haduu ku riyoodo asoo saxaradiis cunayo
Qof haduu ku riyoodo asoo saxaradiis cunayo

Jawaabta:

Riyada waa digniin waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu xaaraan cuni doono, ama xoolo lasoo xaday ama qaab xaaraan ah lagu keenay, sidoo kale qofkaas wuxuu noqon doonaa qof dhuuni ah oo hunguri weyn oo lacag si kaste ku raadinayo, riyada waa digniin waxaa laga rabaa qofka arkay riyadaas inuu ka fogaato xumaanta.

Fiiro gaar: su’aal  kaste dhowr jeer ayaad kusoo celisaa, waxaa kugu filan hal jeer inaad soo dirto waxaad arkaysaa qoraal kuu sheegaya in su’aashaada ay nasoo gaartay marka haku soo celinin hasha su’aal dhowr jeer.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More