Nin wuxuu arkay hooyadiisa oo u dhiibeysa tuunji saxara iyo kaadi ku jirta

Su’aasha:

Asc, nin wuxuu arkay hooyadiisa oo u dhiibeysa tuunji saxara iyo kaadi ku jirta ay leedahay qaad soo daadi ,,Ninka waa nin wax dhalay weeye, tuunjiga waa kii yaraa weeye ee caruurta istecmaala , wuuna ka qaaday hooyadii tuunjiga , maxay noqoney?

Nin wuxuu arkay hooyadiisa oo u dhiibeysa tuunji saxara iyo kaadi ku jirta
Nin wuxuu arkay hooyadiisa oo u dhiibeysa tuunji saxara iyo kaadi ku jirta

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu faraha kala bixi doono arrimo dhib ku hayay oo uu ka badbaadi doono wixii uu ku suganaa ee rafaad oona uu gali doono nolol cusub oo ka fiican midii hore uu ku jiray, saxarada iyo kaadida tuunjiga ku jira waxay astaan u yihiin hadda wixii isaga haystay oo loo baahnaa inuu ka takhaluso oo uu geeyo meesha loogu talagalay, marka riyada waa riyo fiican.

 

Qof haduu ku riyoodo asoo saxaradiis cunayo

 

يشير الحلم إلى أن الشخص سيتخلص من المشاكل التي كانت تزعجه ، وسيخلص مما يعانيه ويدخل حياة جديدة أفضل مما كان عليه من قبل. بحاجة للتخلص منه واصطحابه إلى الوجهة ، لذا فإن الحلم حلم جيد.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More